Waraka

Milyineer-Soomaali ah Oo Nus-Malyuun Dollar Ku Gatay Gaari Nooca Loo Yaqaano Rolls-Royce Phantom, Dhallo Barfuun ahna Kala Baxay $4,300.

Caalamka waxaa ku soo badanaya Taajiriinta Soomaalida ah ee ka ganacsata Dunida kuwaas oo durbadiiba…

Ciidamo ka wada tirsan dowlada KMG Somalia oo saaka ku dagaalamay Beled-weyne iyo maamulka G/Hiiraan oo ka hadlay

Galbeedka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa saaka ka dhacay dagaalo dhexmaray ciidamo ka…

Maamulka gobolka G/Banaadir oo sheegay in la qabtay kooxihii ka dambeeyey qaraxyo shalay ka dhacay suuqa Bakaaraha

Maamulka gobolka Banaadr ayaa ka hadlay qaraxyo loo adeegsaday bam gacmeedyo oo shalay ka dhacay…

Nin tuug ah oo ku kacay doqonimo tii ugu xumeyd oo uu qof sameeyo ka dib markii uu falkiisii tuuganimo oo sawir ah..

Nin tuug ah ayaa waxaa la sheegay inuu ku kacay doqonimo tii ugu xumeyd oo…

Ingiriiska(Daawo Muuqaal ahaan Fadeexad iyo ceeb weyn)

Fadeexad iyo ceeb weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday haweeney Soomaali ah oo…

Sheeko Jaceyl: Dhimasho ayaan ka xigaa in aan dib kuu soo jeclaado (Qeybtii 16aad)

Ridhwaan hal bil kabadan wuxuu sugayay in la tarxiilo, subax kasta wuxuu is keenaa meelaha…

Latest Somali News

Shirki Wabeneye ee Kampala Uganda!!

Shirki Wabeneye ee Kampala Uganda  wan idiin so gudbinaaynaa isaga buuxa. (COMING SOON INSHALAAH)…

{live} Jawiga Buuhoodle oo isbadalay – Hoonka oo laba dhacaya & Dagaal lafilayo inuu ka qarxo!

kadib markii dagaal ka qarxay magaalada laascaanood ayaa waxaa isbadalay xaalada magaalada buuhoodle waxaa laba dhacaya hoonka iyadoo ciidamada iyo shacabkuna ay udiyaar garoobayaan sidii dhirbaaxo xoogan loogu dhufan lahaa ciidama hadhaadiga ah ee kusugan deegaanka gobolka cayn. xaalada magaalada ayaa kacsan hada waxaana shacabku siwayn usoo dhawaynayaan guulaha balaadhan ee ay gaadheen ciidamada maamulka…

Shirki Wabeneye ee Kampala Uganda!!

Shirki Wabeneye ee Kampala Uganda  wan idiin so gudbinaaynaa isaga buuxa. (COMING SOON INSHALAAH)…

Milyineer-Soomaali ah Oo Nus-Malyuun Dollar Ku Gatay Gaari Nooca Loo Yaqaano Rolls-Royce Phantom, Dhallo Barfuun ahna Kala Baxay $4,300.

Caalamka waxaa ku soo badanaya Taajiriinta Soomaalida ah ee ka ganacsata Dunida kuwaas oo durbadiiba soo jiitay indhaha Saxaafada .Maalqabeenada ugu waa ween Magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta waxaa ka mid noqday Shaqsi Soomaaliyeed oo Milyineer ah kaas oo lagu magacaabo Abdullahi Abdi Hussein.Muwaadinkaan Soomaaliyeed oo ay soo xiganeeysay BBC-da Laanteeda Afka Englisha-ka waxaa lagu…

Latest Somali News

{live} Jawiga Buuhoodle oo isbadalay – Hoonka oo laba dhacaya & Dagaal lafilayo inuu ka qarxo!

kadib markii dagaal ka qarxay magaalada laascaanood ayaa waxaa isbadalay xaalada magaalada buuhoodle waxaa laba dhacaya hoonka iyadoo ciidamada iyo shacabkuna ay udiyaar garoobayaan sidii dhirbaaxo xoogan loogu dhufan lahaa ciidama hadhaadiga ah ee kusugan deegaanka gobolka cayn. xaalada magaalada…

Deg deg- Gadaadiid Dagaal Oo Lag Qabsaday Jabhada SNM Qaar laga Gubay , Ciidamada Khaatumo ee Geli raba Laascaanood & Gudaha magaalad oo ay ka baxeen ciidama SNM

Wararka naga soo gaadhaya magaalada laaascaanood ayaa sheegayaan in magaalada ay soo geli rabaan ciidama…

Dagaalo culus oo maanta ka soconaaya daafaha Magaaladda Muqdisho

Dagaalo iyo duqeymo culus ayaa waxay maanta ka qarxeyn wadada xiriirisa Magaaladda Muqdisho iyo Degmada…

Shir madaxeedka Jaamacada Carabta oo galabta ka furmaya Baghdad

galinka danbe ee maanta lagu wadaa in magaalada Baghdad ee caasimada dalka Iraq uu ka…

Sports

Manchester City oo ku ciilbaxday West Brom (Man City 4-0 West Brom)

Man City ayaa dib u hanaty hamigeedii ahaa in ay ku guulaysan karaan horyaalkoodii ugu…

Xiriirka UEFA oo laalay dacwad culus oo kooxda Barcelona ay ku soo oogtay kooxda Ac Milan

Agaasimaha tartanada ee UEFA ayaa xaqiijiyey in kooxda Barcelona aysan xaq u lahayn inay ka…

Natiijooyinki kulamadi xalay Milan oo taakeysay Barcelona iyo Bayern oo 2-0 ku cuntay Marseille

Barcelona ayaa u baahnaan doonto in ay ku garaacdo garoonka Nou Camp kooxda AC Milan…

Ciyaaryahan u dhashay Talyaaniga oo geeriyooday iyo ciyaarihi horyaalka oo la joojiyey

Talyaaniag da,doodu ka hooseeyso 21 jirada Piermario Morosini ayaa dhintay wax yar kadib marki uu wadnaha istaagay inti ay socotay ciyaar ay dheelayeen kooxdiisa Livorno iyo Pescara. 25-jirkaan ayaa jooga ka dhacay daqiiqadi 31-aad ee ciyaarta oo ka tirsaneyd horyaalka…